Uncategorized

Daawo Muuqaal ahaan Xoogaga Al Shabaab oo Soo Saaray Muuqaal Ay ku Cadeenayaan Dagaaladii Ka dhacay Dagemada Dayniile

iftineducation.com – Dagaalkii culuslaa ee u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo garab ka helaaya kuwa AMISOM iyo Kooxda Al-shabaab kaasoo gil gilay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa Xoogaga Al Shabaab Soo bandhigeen Muuqaal Cadeenaya Qasaaraha Dhabta ah ay u Geesteen Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom iyo Dagaalka oo Si Live ah u sii Tabinayaan.

Dagaalkaas ayaa ka dhashay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta, waxaana dhinacyadii dagaalamay ay kala sheegteen guulo kala duwan Inkastoo markii Danbo Xoogag Al shabaab si Xooga ah looga Saaray Dhamaan Magaalada Muqdisho Markii ay ku Dhameeyeen Boqolaal Dhalionyara ah oo la Maran habaabiyay .

Ciidamada dowlaad Iyo Kuwa Amisom ayaa gacanta Ku Dhigan Gebi ahaan Gacan Ku Haynta Magaalada Muqdishoiyo Qaar kamid ah Dagmeeyinka Gobalada Shabeelada hoose iyo Shabeelada Dhaxe iyadoo Kooxda Al-Shabaab Afka Adiyeen Deegaanka kale oo kale oo ka Tirsan Gobalada Shabeelada hoose iyo Shabeelada Dhaxe iyo Magaalada Kismaayo .

Daagalada Lala Galay Xoogaga Al Shabaab ayaa Waxaa kasoo gaaray Jab aad u wayn aysan kasoo kabsan karin Waxayna Cadeeyeen In jabeen Maadaama ay hadda Soo bandhigayaan Dagaalkada ay la galayn Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Amisom Bal Daawo Dagaaladii kululaa ay Al Shabaab la galayn dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada Amisom ee ku Sugan Gudaha Dalka Soomaaliya .

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com