Uncategorized

Cabdi Bile Cabdi: “Xagee ku ognahay Labaddii dhalinyaro ee Sanadkii Hore Sida Zam zam iyo Maxamed Calankeena Siday?” (Daawo Muqaal)

Samiya Yusuf Cumar

iftineducation.com – Orodyahankii Caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdi Bille Cabdi ayaa Indhihiisa Ilini ka soodaadatay kadib markii uu xafladdii london ee Loo qabtay labada Ororodyahan uu dadkii Ka sooqeybgalay xasuusiyay Bal in ay meel ku sheegaan labaddii orodyahan ee Soomaaliya Uga qeyb galay Orodka Sanadkii hore kuwaasi oo mid kamid ah ay Liibiya Ku dhimatay wiilkiina uu ku xanuunsanayo Magaaladda Muqdisho.


____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com