Uncategorized

Tahniyad Aroos;- Oo Loo Dirayo Mudane Najiib Cumar Cagabarur & Marwo Luul Cabdi Socdaal Oo Arooskoodu Maanta Ka Dhacayo Magaalada Muqdisho.

iftineducation.com – Hanbalyo Hanbalyo. Dadka hoos ku xusan waxay hanbalyo iyo farxad aroos aan kala har laheen u dirayaaan Boqorka & Boqorada, Arooska Iyo Aroosada oo kala ah Najiib Cumar Cagabarur & Luul Cabdi Socdaal oo 13.07.2012 meherkoodu ka dhacay magaalada Muqdisho Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara kala hela ubad kheyr qaba, bash bash iyo kalgacal joogta ah kuwada jooga, waxaa tahniyadan kala diraya ehelada Boqorka & Boqorada oo kala ah:



1. Hooyo Habiba Hussein Alasow


2. Hooyo Hawa Hussein Alasow


3. Hooyo Timiro Hussein Alasow


4. Mahamed Hussein Alasow


5. Maxamed Ciisse


6. Ifraax Cumar Cagabaruur


7. Safia Cumar Cagabaruur


8. Zahra Cumar Cagabaruur


9. Bishaara Cumar Cagabaruur


10. Maryan Cumar Cagabaruur


11. Ahmed Cumar Cagabaruur


12. fartuun Cumar Cagabaruur


13. Hidaaya Cumar Cagabaruur


14. C/rahmaan Cumar Cagabaruur


15. Meymuun Cumar Cagabaruur


16. Ceyni Cumar Cagabaruur


17. Mahmed Amiin Cumar Cagabaruur


18. Sumaya Cumar Cagabaruur


19. C/qafar cabdi Socdaal


20. Sacdiya Cabdi Socdal


21. Kaltuun Cabdi Socdal


22. Jibril Cabdi socdaal


23. Fartun Cabdi Socdal


24. Maryan cabdi socdaal


iyo dhamaan reer Cabdi Socdaal


waxaan leenahay noqda kuwii isku waara isku raaga isku cimri dhameesta, guri barwaaqo leh, nolol Allah barakeey ayaan idiin rajeyneenaa.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com