Uncategorized

Mid ka mid ah Aktarada ugu caansan Caalamka oo gacan adeeg bilaabay iyo Xaaskiisa oo ku xumeeysay(Daawo Muuqaal+Warbixin)

iftineducation.com – Aktarka caanka ah ee Tom Cruise ayaa waxaa la soo gud boonaatay labo daran mid dooro ka dib markii Xaaskiisa haweeneeyda lagu magacaabo Katie Holmes ay ku biloowday waxa loo yaqaan ku xumeeyska.


Tom Cruise iyo Katie Holmes oo kala tagaya waxa uu u diiday Lacag lagu sheegay 238 Milyan oo Euro balse haweeneeydaan ayaa kaga aarsatay inay kala wareegto Gabadhii uu sida aadka ah u jeclaa taas oo lagu magacaabo Suri Tom Cruise waana 6 sano jir .

Tom Cruise wuxuu kaalinta koowaad kaga jiraa Aktarada ugu Taajirsan ama ugu qaalisan Filimaanta Mareeykanka ee Hollywood-ka waxaana lagu soo xasuustaa Filimaantii uu dhigay kuwoodii ugu xiisaha badnaa sida Mission Impossible.

Aktarkaan waa 50 sano jir Xaaskiisana Katie Holmes dhankeeda iyana waa 33 jir waxeeyna markii uu Lacagtii furiinka isku dhajiyay kala wareegtay gabadhii uu ifka ugu jeclaa taas oo ah Suri Tom Cruise (6 sano jir).

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com