Uncategorized

Ekta Kapoor Oo Ku Jees Jeestay Kareena.

Ekta Kapoor

iftineducation.com –  Gabadha soo saaraha ah ee lagu magacaabo Ekta Kapoor ayaa si qaldan u fasiratay jawaab ay kala kulatay Bebo ama Kareena Kapoor oo ka cudurdaaratay inay jisho filimkeeda “Once Upon a Time in Mumbaai 2” oo hogaamiye uu ka yahay Emran Hashmi.


Ekta Kapoor waxey si aada u dooneysay in Kareena filimkaan la jisho Emran Hashmi boqorka baashida, laakiin Bebo gacanta ayay ka taagtay, iyadoo kadibna ay go’aansatay Ekta inaysan dib dambey ula shaqeyn Kareena Kapoor.

Ekta oo si aada uga xamaatay diidmada Kareena waxa ay dadka ugu sheekeysay inaysan weigeedba guul ka gaarin wada shaqeyntooda, iyadoo kadibna Masegge ugu dirtay Telphonkeeda qaab jees jees, iyadoo tiri jiro nafsaani ah lagu deray dabaalnimo waxa ay lamid tahay atariisho.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com