Uncategorized

Ciyaartoyda Somalia u Mataleysa Olombikada

iftineducation.com – Magaalada London waxaa 27-ka bishan ka furmaya tartankii ciyaaraha Olombikada oo ay ka qaybgalayaan dhammana qaramada caalamka.
Idaacadda VOA-na waxaa maalmaha soo socda ka dhagaysan karntaan warbixino ku saabsan diyaargarowga iyo tartamada olombikada si toos ah. 
Haddaba warbixintan u horraysa waxaanu kaga hadlaynaa diyaargarowga labada ciyaartoy ee Soomaaliya u matali doontaa ciyaarahaas oo la filayo inay toddobaadka dambe u baqoolaan London. 
Seynab Abuukar ayaa booqatay xarunta tababarka ee Muqdishu, warbixintan ayeyna nooga soo dirtay.
xigasho: voa somali

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com