Uncategorized

TACSI TIIRAANYO LEH: إنا للة وإنا إلية راجعون – Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Tacsi

iftineducation.com – Dhammaan Jaaliyadaha Beesha Dirisame Gaaljecel ee ku kala dhaqan Europe, America, Africa, Asia, Australia iyo Carabta, gaar ahaan dadka hoos ku xusan waxaa ay tacsi tiiraanya leh u dirayaan dhammaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Maadow Cabdille oo 22-ka bishaan June 2012 ku geyriyoday dagmada Ceel Cali marxumka waxuu ahaa nin nabadona ah jacelna wanaaga wanin kabaxay ama kadhintay dhamaan umadda soomaaliyeed gar ahaan bahweynta rer Ceel Cali, allaha u naxaristo jannadii fardowsana allaha ka waraabiyo, qabrigana allaha u waasiciyo annakane samir iyo iman Allaha naga siiyo Aamin Aamin Aamiin.

Dadka Tacsidan diraya oo kala ah:
Aden Abdi Adow (Aden Yo) CEO iFtiN eDucAtiOn Media.
Eng.Ibrahim Ali Abdi (deer Ali).
Ismail Ibrahim Ali (geelqaad).
Abti Cismaan Maadow Cabdille.
Hooyo Shoobaay Maadow Cabdile.
Hooyo Faadumo Maadow Cabdile.
Hooyo Seynab Maadow Cabdile.
Hooyo Xaliimo Maadow Cabdile (Xaalimo Weyney).
Hooyo Xaliimo Maadow Cabdile (Xaliimo Yareey).
Xassan Aadan Maadow ( Xassan Gadafoow).
Rashiid Macalin Cabdi.
Fooleey Maxamad Maadow.
Xaawo Maxamad Maadow.
Maxamad Nuux Bilow.
Xassan Abdi Idiris.
Sheekh ibraahim Xassan Abdi.
Idiris Xassan Abdi.
Xabiibo Daahir Ali.
Faadumo Daahir Ali.
Shanqaroow Aadan Nuur.
Xaaji Cismaan Qataarey.
Muxumad Abdi Cali Shoobaay.
Ibraahin Cali Shoobaay.
Cabdi Cali Shoobaay.
Abdi Cadow Aadan Nuur.
Ibraahin Cali Qoriyow.
Barre Xassan Guumow.
Khaliif Cabdi Kariin Idiris Ordaaye.
Nux Aadan Cabdile.
Axada Xaanshi Cabdile.
Dadkaas iyo dadkale oo fara badan aan halkaan lagu soo koobi karin waxey tacsi tiiraanya leh udirayaan dhamaan eheladii iyo qarabadii uu ka geeriyoodey marxuumka waxaanu leenahay Allaha naga siiyo Samir iyo iimaan Asigana Janadii fardowse Allaha ka waraabiyo. AAMIIN YAA RABIL ALAMIIN….


____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com