Uncategorized

Tacsi Tiiraanyo Leh

Tacsi
iftineducation.com –  Ardeyda wax kabarata wadanka Indonesia gaar ahaan gobolka Bandung ayaa waxey TACSI tiiraanyo leh udirayaan Marxuum Cabdi Ibraahim Idiris (Abdi Goobe) oo ku geeriyoodey B/weye Talaadadii.
Waxaa Tacsida diraya anagoo kala ah.
Aden Abdi Adow (Aden Yo) CEO iFtiN eDucAtiOn Media.
Eng.Ibrahim Ali Abdi (deer Ali)
Daalac Daahir Shoot (Daalac).
Eng. Abdirashiid Cumar Amiin (Shareeco).
Maxamed Cabdiraxmaan Xassan (Ashraf).
Maxamed Ahmed Abdule (Muumin Baago).
Abdikaafi Abdulaahi Macalin (Sabool).
AbdiXakiin M. Ali(Waranle).
Maxamed Ali Daad (Super Boy).
Abduqaadir Sh. Cumar  cabdi(Canjeex).
Ibraahin Nuur Ibraahin (Orang Kaya).
Axmed Shiikh Maxamed Daahir (Axmeey).
Maxamuud Ali Hilowle (Xiirane).
Xasan Ali Diidaaye (Xasan Diidaaye).
Ibraahin Abdiraxmaan Cumar(Play Boy).
Abduqaadir Xasan (Dirac).
Ismail Ibrahim Ali (geelqaad)
dadkaas iyo dadkale oo fara badan waxey tacsi tiiraanya leh udirayaan dhamaan eheladii iyo qarabadii uu ka geeriyoodey marxuumka waxaanu leenahay Allaha naga siiyo Samir iyo iimaan Asigana Janadii fardowse Allaha kawaraabiyo. AAMIIN YAA RABIL ALAMIIN….
W/Q: Eng.Ibrahim Ali Abdi (deer ali)





____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com