Uncategorized

Samsung Galaxy S III Vs iPhone 4S, Yaa Cimri Dheer?

Galaxy S III Vs iPhone 4S
iftineducation.com -Ponsel kan cusub Samsung ee Glaxy S III, oo wali ku cusub suuqyada caalamka ayaa latijaaiyay awoodiisa ayadoo laga ridaayo istaaga. Jab-Jab ma ukala dhici doonaa mase sidiisa ayuu isku heysan doonaa una shaqeyn doonaa?

Website kaan falaqeeyo arima technology ga ee Android Authority ee laga leeyahay ingiriska ayaa wuxuu sameeyay tijaabo adkeysiga ee smartphone Samsung Flaxy S II iyo Apple iPhone 4s.

Tijaabadaan dhanka awooda ah waxaa laga soo ridaayaa Smartphone-nadaan istaaga qof qaangaar ah.
labadaan telephone waxaa laga soo riday istaaga waxaana loo ridaa dhinac dhinac iyo waji ahaanba 3 jeer.

Jabki ugu weyna waxow dhacay kadib markii labadaan Smartphone loo soo riday dhinaca shaashada.
Shaashada iPhone 4S waxaa ku dhacay jab weyn laakiin touch screen iPhone 4S caadi ayey ushaqeyneysaa wali.

Kasokow Shaashada Samsung Glaxy S III maso gaarin jab aad u weyn laakiin Touch Screen ka mashaqeyneyso gabi ahaan.

Smartphone kee shidan labadooda.jawaabta waxaan u deeyay akhristaha adigoo daawanaayo video-ga tijaabada awooda labada ponsel ee sameysay Android Authority oo soconaayo 4 daqiiqo iyo 5 ilbiriqsi.


____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com