Uncategorized

Samir Nasri”Qarannka Ingiriiska Waxaan Dhan-dhansiineyaa Qaraarka Guul Darada”.

Samiir Nasri
iftineducation.com – Xidiga qaranka Faransa Samir Nasri ayaa balan ku qaaday in uu awoodiisa isugu geynayo sin ay guuleystaan qaranka kale ee Ingiriiska  kulanka isniinta dhex maraya.
“Xariirka wanaagsan ee igala dhaxeeya ciyaartooyda ingiriiska qaarkood iminka isku kooxda nahay ma hor istaagayaan rabitaankeyga  iyo maslaxada qarankeyga”ayuu sii raaciyay .
“Kaliya rabitaan ayaa na hor yaal kaasina waxa uu yahay in aan ka guuleysano qaranka ingiriiska” ayuu mar kale ku daray laacibkasi ka tirsan kooxda Man City.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com