Uncategorized

Salman, Shah Rukh Khan iyo Hrithik Oo Hogaaminaya Xidiga Loogu Jecelyahay Bollywoodka.

Bollywood
iftineducation.com – Waxaa lasoo saaray natiijada xidigaha loogu jecelyahay Bollywoodka oo ay ku tartamayeen dhamaan jilayaasha shirkadaan, waxaana cod bixinta lagu qaaday boga Internetka, iyadoo markii ugu dambeysay uu ku guuleystay Hrithik Roshan.

Tobanka jilaa ee ugu codka badan ayaa kala ah sidaan: Salman Khan, Shah Rukh Khan, Hrithik Roshan, Aamir Khan, Akshay Kumar, Ranbir Kapoor, Shahir Kapoor, Amitabh Bachchan, Ajay Devgan, iyo xidiga muuqaalka qurxon ee John Abraham.
Jilayaashaan ayaa noqday tobanka ugu sareysa xiligaan ee loogu jecelyahay Bollywoodka, iyagoo sameeyay guulo waawey xiliyadii ugu dambeeyay, waxaana lagu tilmaamaa inay yihiin kuwa ugu shidan xiligaan shirkadaan.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com