Uncategorized

Saciid Da’uud Masxaf Oo Soo Qaaday Hees Cajiib Ah Daawo.

Saciid Daa’uud
iftineducation.com – Fanaanka Saciid Da’uud Cai Masxaf ayaa soo saaray labo heesood oo muuqaalo cusub ah, labadaan hees ee uu soo saaray fanaanka ayaa ah laba aan kala dhicin, hadeey ahaan leheed musigada loo karaacay laxanka la saaray erayada macaan iyo muuqaalka loo duubay.

Hadii aad fiirso heesahaan ayaad waxaa is leedahay muuqaalkaan waa halkee iyadoo uu duubay heesahaan C/xamiid oo loo yaqaano (xamiid Karazay) uu u habeeye si heer sare ah oo caalami ah ,heesahaan oo ah kuwo jaceyl ah halkaan ka daawo heesta 1aad Bal Iday Bal Idaawo.






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com