Uncategorized

Heegan iyo Dekedda oo Barbarro Galay Daawo Sawirro

Heegan Vs Dekedda iftineducation.com – Heegan iyo Dekedda oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee kubbadda cagta Soomaaliya ayaa maanta barbarro ku kala tegay kulan ka tirsan is araggayada horyaalka 2012-ka ee Soomaaliya. Horyaalka oo dhowaan ka furmay garoonka Jaamacahada ee magaalada Muqdisho ayaa ahaa kulankii saddexaad ee lagu cayaaro, waxaana Heegan iyo Dekedda ay ku kala tageen gool…

Continue Reading

Uncategorized

Wiil Sideed Jir Ah Oo Guur Ka Dalbaday Priyanka Chopra ( Daawo Video )

Priyanka Chopra iftineducation.com – Atariishdaan caanka ah ee Priyanka Chopra waxaa lagu tilmaamaa inay tahay Gabadha riyada qof kastaana uu jecelyahay inuu helo, mana ahan markii ugu horeysay ee laga dalbado guur, waxaa markii ay sameysay filimkii (Mujhse Shaadi Karogi,) laga dalbaday guur laakiin kaas iyo midkaan wey kala duwanyihiin farqi weyn ayaana u dhexeeya. Priyanka waxaa ka yaabiyay wiil…

Continue Reading

Uncategorized

Qiimee Immisa Ayaad ku Iibsan Laheyd Lionel Messi?

Messi iyo Ronaldo iftineducation.com – Marba marba ka dambeysa kubada cagta ayaa hor mar gaareysa ,waxaana laga dareemaya qimaha ay ciyaartooydu joogaan manta iyo halkii ay jogeen dhamdkii qarnigii 20 aad. Chelsea ayaa gar goorineysa laacibka aduunka iyo kooxda Barcelona Lionel Messi waana sababta sheekadan. Qiimaha ay doonayso in ay ku qaadato waa mid aan wali xidig kubbada cagta ciyaara aan…

Continue Reading

Uncategorized

Arooska Ikraan iyo Saxardiid Oo Sida AFlaamta Romansigaa Faruurta Leys Qabsaday.

Ikraan iyo Saxardiid iftineducation.com –  Ladaan fanaan ee Ikraan Maxamed Caraale iyo Saxardiid Maxamed Saxardiid ayaa arooskoodu ka dhacay magaalada Hargeesa maalmo ka hor, waxaana hambalyo iyo bogaadin hawada u mariyay dad weynaha sida gaarkaa u taageera labadaan fanaan iyo weliba fanaaniin iyo dad weyne Soomaaliyeed. Arooska Ikraan iyo Saxardiid ayaa ahaa mid ku dhisan jaceyl iyo qanaaco, waxaana dadka…

Continue Reading

Uncategorized

Sida ugu fudud ee uu qofku ku xakameyn karo xanaaqiisa ama Carada haysa”Warbixin Cilmiyeesan”

iftineducation.com – Xanaaqa ama Carada waxaa lagu qeexi karaa, in uu yahay Hab-dhaqan ku dhisan dabeecad khallafsan oo aan wanaagsaneyn, kaasoo ka dhasha fal-celin uu qofku ka sameeyo dhacdo ama hadal ama xitaa fikrado aan wanaagsaneyn oo uu ruuxu la kalmo mararka qaar oo madaxiisana ku wareega. Qaraxa volcanaha carada, ama xanaaqa waxaa ka dhasha natiijo ah daciifnimo ku timaada awooda…

Continue Reading

Uncategorized

Halkaan ka Daawo ”Nin Soomaali ah oo qoys u dhashay Dalka Mareykanka xasuuq u geystay iyo Ninkaas oo lagu maxkamadaynayo Mareykanka

iftineducation.com – Nin Soomaali ah oo qoys u dhashay dalka Mareykanka xasuuq u geystay oo dhawaantaan lagu maxkamadeyn lahaa dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay in maxkamadiisii dib loo dhigay ka dib markii ay soo shaac baxeen eedeymo hor leh oo ninkaas loo heysto taas oo ah inuu ninkaan sidoo kale uu ka masuul ahaa dil loo geystay ilaa iyo 3…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Sawirada Madaxweyne Shariif oo Aalmiiteenaya iyo ,R/Wasaare Gaas iyo Farmaajo oo iyana kubad Ciyaaraya

Madaxweyne Shariif oo almiiteeynaayo iftineducation.com – Madaxda sare ee Dowlada ee hada dalka ka talisa iyo kuwa horey usoo maray ayaa u muuqanaya kuwa kala gadisan ,madaxad hada majaraha wadanka haya ayaadna moodaa in ay yihiin kuwa fur furan oo bulshada dhax gala halka kuwii hore aan loo dhawaan Karin. Waxaa halkana idinkugu soo bandhigaynaa Sawiro Muujinaya Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh…

Continue Reading

Uncategorized

Kooxaha LL.PP Jeenyo iyo Sahafi oo Galabta ku Kala Tagay 1-1 Daawo Sawirro

Horyaalka Somalia: LL.PP Jeenyo iyo Sahafi iftineducation.com – Waxaa galabta ciyaar xiiso badan ku dhexmary garoonka jamacadaha labadda kooxaha ee Jeenyo iyo Sahafi taas oo aheed kulan aad u siixo badnaad marka la eego ciyaartii shalay dhacday. Garoonka ayaa waxaa galabta ka soo qeyb galay tageerayaal aad u farabadan kuwaaso oo kala tageerayaya labada naadi waa Jeenyo iyo sahafi marka la eego…

Continue Reading

Uncategorized

Nin Hubaysan oo Nin Soomaali ah ku dilay Magaalada Toronto ee Dalka Canada iyo Booliska..(Daawo Muuqaal Ahaan)

iftineducation.com – Nin Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay in lagu dilay magaalada Toronto ee dalkaas Canada ka dib markii nin kale oo hubeysan uu ku toogtey meel laga dukaameysto xilli ay goobtaas ay sidoo kale ku sugnaayeen dad weyne aad iyo aad u fara badan oo xaruntaas ka dukaameysanaayey iyadoona ay halkaas ka dhalatay kala carar iyo kabteey ma aragtey…

Continue Reading

Uncategorized

Sirta Ka Danbeysaa Dagaalka u Dhexeeyo Pelle VS Maradona

Pelle Vs Maradona iftineducation.com – Halyeyga kubada cagda brasil Edilson Arantes do Nascimento oo lagu naaneeso Pelle ayaa waxow fashilay sirta ka danbeysa dagaalka u dhaxeeyo asaga iyo halyeeyga kubada cagta ee Argentina.  Waa ka fogtahay sida loo maleynaayo. Pelle wuxuu yiri dagaalka afka ee saxaafada isku marsiiyaan uu yahay kaliya kaftan. labadaan halyeey ee kubada cagta adunka ayaa waxey…

Continue Reading