Uncategorized

Omar Ahmed waa heesaa Soomaaliyed oo Norway caan ka Noqday Daawo video

Heesaaga Omar Ahmed iftineducation.com – Fanaankan oo lagu magacaabo Omar Ahmed Mohamed ayaa wacdaro ka dhigay tartan faneed laga jecelyahay dalka Norway oo lagu magacaabo The Voice waxaana uu fanaankani ka gaaray meel wanaagsan oo finalka ah asigoo ka adkaaday heesayaashi kale ee la tartamayay. Omar Ahmed ayaa ah 24 jir waxuuna ku dhashay dalka Norway balse waxuu ku heesaa…

Continue Reading

Uncategorized

Shirkadaha Diyaaradaha Ee Dalalka Deriska Maxaa Xiligaan Kiciyay Iney Duulimaadyo Ka Bilaban Caasima Muqdisho

Shirkadaha Diyaaradaha Ee Dalalka Deriska Maxaa Xiligaan Kiciyay iftineducation.com –Kadib markii dhowaan ay Shirkadda Turkish airlines ay duulimaadyo ka bilowday Caasimada Muqdisho, ayaa hadda waxaa soo shaac baxaaya in Shirkaddaha diyaaradaha ee Ethiopian Airlines iyo Kenya airway, ay iyguna qorsheynayaan iney duulimaadyo ka bilaabaan (Ethiopia) Waqooyiga Somaliya halka Kenya airways ay daraasad ku bilaabeen sidii ay hadii ay qabtaan magaalada…

Continue Reading

Uncategorized

Tacsi Tiiraanyo Leh

Tacsi iftineducation.com –  Ardeyda wax kabarata wadanka Indonesia gaar ahaan gobolka Bandung ayaa waxey TACSI tiiraanyo leh udirayaan Marxuum Cabdi Ibraahim Idiris (Abdi Goobe) oo ku geeriyoodey B/weye Talaadadii. Waxaa Tacsida diraya anagoo kala ah. Aden Abdi Adow (Aden Yo) CEO iFtiN eDucAtiOn Media. Eng.Ibrahim Ali Abdi (deer Ali) Daalac Daahir Shoot (Daalac). Eng. Abdirashiid Cumar Amiin (Shareeco). Maxamed Cabdiraxmaan…

Continue Reading

Uncategorized

Maamulka G/Banaadir oo ku Guulaystey Nalalka ku Shaqeeya Awoodda Tamarta.

Nalalka Solarka iftineducation.com –Qaybo ka mid ah Wadada maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu arkayay Ileyska baalayaasha nalalka oo lagu xiray Awoodda Solarka loo yaqaano.    Boqolaal ka mid ah dadweynaha Magaalada Muqdisho ayaa habeenkii xalay ahaa isugu soo baxay qaybaha wadadaas ee nalalka lagu xiray iyadoona aad moodeysey in halkaa damaashaad uu ka…

Continue Reading

Uncategorized

Gabaryaheey Dhaqanka Noocaan Ah Ka Fogaaw Ragga Kama Helaan.

Dhaqanka Xun iftineducation.com – Gabaryaheey waxad ogataa in ay  jiraan habab kala duwan oo aysan wanaagsaneyn  in aad ragag kula dhaqanto xitaa hadii uu  yahay  saaxibkaada , ninkaada  ama walaalkaa , hadaba il gaar ah isaga yeelo arimahaan . Codkaada kor ha u qaadin xiliga aad la sheekeysaneyso xitaa sheeko caadi haddii ay tahay, waxaad ogataa ragga ma jecla haweenka…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo ”Odayaasha Digil iyo Mirifle oo Shirkii Istanbuul uga baxay sababo la xiriira Ereyga Shariif Sakiin

iftineducation.com – Arin khal-khal abuurtay ayaa ka dhacday dhowaan intii uu socday shirkii ururada bulshada iyo odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed uga socday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaasoo looga hadlayey sida xal loogu heli karo xaalada Somalia. Shirka ayaa mar kaliya sidii uu u socday waxaa ka dareeray odayaasha dhaqanka beelaha Digil iyo Mirifle oo dibeda ka joogsaday ka dib markii…

Continue Reading

Uncategorized

Samir Nasri”Qarannka Ingiriiska Waxaan Dhan-dhansiineyaa Qaraarka Guul Darada”.

Samiir Nasri iftineducation.com – Xidiga qaranka Faransa Samir Nasri ayaa balan ku qaaday in uu awoodiisa isugu geynayo sin ay guuleystaan qaranka kale ee Ingiriiska  kulanka isniinta dhex maraya. “Xariirka wanaagsan ee igala dhaxeeya ciyaartooyda ingiriiska qaarkood iminka isku kooxda nahay ma hor istaagayaan rabitaankeyga  iyo maslaxada qarankeyga”ayuu sii raaciyay . “Kaliya rabitaan ayaa na hor yaal kaasina waxa uu…

Continue Reading

Uncategorized

Nin diyaarad Boing 727 ka dhigtey guri uu ku noolaado ‘Layaabka Dinida( Daawo Sawirada)

Boing 727 iftineducation.com – Dad badan oo dunida ku dhaqan ayaa hoy la’a oo meel ay madaxa dhigaan waysan, kuwo Buush iyo cooshado ayay miciin bidaan, kuwa barxadaha iyo wadooyinka ayay busto dhigtaan, qaar ayaa miyiga degan oo cabaadka Geela iyo Lo’da inay maqlaan mooyee hurdaba ka soo dhicin oo xerada xoolaha kaabiga meel ku haysa xusulka muda, habeenkiina madaxa…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo” Wiil Canadian ah oo jar jaray Arday Shiinees ah ka dibna Hilibkiisa u diray Xisbi siyaasadeed ka dhisan Canada(Daawo Muuqaal+Warbixin)

iftineducation.com – Fal naxariisdaro ah kii ebid Aduunka ugu xumaa ayaa waxa uu ka dhacay Montreal oo ku taal dalka Canada ka dib markii nin lagu magacaabo Luka Rocco Magnotta oo 29 jir ah uu cad cad u jaray Wiil ay Saaxiibo ahaayeen oo u dhashay dalka China ka dibna Hilibkiisa waxa uu Poostada alaabaha lagu Xawilo ugu diray Xisbi-siyaasadeed…

Continue Reading

Uncategorized

Sonam Kaooor: Ma Jecli Inaan Keeno Wax Habluhu Daneynayaan.

Sonam Kapoor iftineducation.com –  Atariishada da’da yara ee Sonam Kapoor ayaa bilowday sawirka filimkeeda cusub ee (Raanjhana), kaasoo ay ku soo bandhigeyso muuqaalo kala duwan, iyadoo Sonam ay ku meteli doonto filimka gabar reer Tuulo ah kadiban aadeysa Magaalada. Sonam Kapoor: Aabahey Anil Kapoor waa shaqsi naxariis badan Imran Khan iyo Sonam Kapoor: Lamaanaha xiga Shahrukhan iyo Kajol. Sonam ayaa…

Continue Reading