Uncategorized

Madaxweyne Shariif oo Maanta amray in Dib loo celiyo hantidii ay lahaayeen Ganacsatadii ugu waa weyneyd Dalka Somaliya

iftineducation.com – Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmad oo maanta xafiiskiisa Degreeto kasoo baxday nuqul kamid ah ay Heshay Shabakada Badweyn.com ayaa lagu amray in dib loo celiyo dhaxaltooyada marxuumiinta kala ah S/guuto Salaad Gabeeyre Kediye, Marxuum S/guuto Maxamed Ceynaanshe Guuleed iyo C/qaadir Dheel. Dikreetada Xafiiska Madaxweynaha kasoo baxay ayaa lagu sheegay in madaxweynaha markuu arkay xerka…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Sawirada:Midowga Africa oo Magaalada Muqdisho kadhisaayo Iskuul”Wmunyinyi kahadlay”

iftineducation.com – Ku xigeenka Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Wafulu Wmunyinyi ayaa maanta dhagaxdhigay dugsi hoose oo loogu talagalay inay wax ku bartaan carruurta ku nool degmada Wadajir oo ku taalla koonfurta magaalada Muqdisho. Dugsigan oo dhismihiisu ay ku baxayso in ka badan 50-kun oo doolar ayaa waxaa ku deeqay dawlada Spain iyadoo soo marsiiyey waaxda mashaariicda rayidka ee Midowga…

Continue Reading

Uncategorized

Salman, Shah Rukh Khan iyo Hrithik Oo Hogaaminaya Xidiga Loogu Jecelyahay Bollywoodka.

Bollywood iftineducation.com – Waxaa lasoo saaray natiijada xidigaha loogu jecelyahay Bollywoodka oo ay ku tartamayeen dhamaan jilayaasha shirkadaan, waxaana cod bixinta lagu qaaday boga Internetka, iyadoo markii ugu dambeysay uu ku guuleystay Hrithik Roshan. Tobanka jilaa ee ugu codka badan ayaa kala ah sidaan: Salman Khan, Shah Rukh Khan, Hrithik Roshan, Aamir Khan, Akshay Kumar, Ranbir Kapoor, Shahir Kapoor, Amitabh…

Continue Reading

Uncategorized

Tacsi Tiiraanyo Leh

Tacsi iftineducation.com – Ardeyda wax kabarata wadanka Indonesia gaar ahaan gobolka Bandung ayaa waxey TACSI tiiraanyo leh udirayaan Marxuum Cabdullaahi Jiin Cabdulle Gudbaaye  oo shalay lagu dilay wadanka South Africa magaalada Cape Town. Waxaa Tacsida diraya anagoo kala ah. Aden Abdi Adow (Aden Yo) CEO iFtiN eDucAtiOn Media. Eng.Ibrahim Ali Abdi (deer Ali) Daalac Daahir Shoot (Daalac). Eng. Abdirashiid Cumar…

Continue Reading

Uncategorized

Kanye West oo kabahiisa lagu iibsaday 93 Kun oo Dollar.

Kanye West oo kabahiisa lagu iibsaday 93 Kun oo Dollar. iftineducation.com – Heesaaha u dhashay Mareykanka ee lagu magacaabo Kanye West ayaa dadka ka yaabiyay kadib markuu lacag lala fajacay uu kusii iibsaday kabaha uu design qaas ah kaga dalbaday shirkada Nike iyadoo markii lagu arkay ay la yaabeen dadka waxuuna ugu dambeyn dhowr bilood kadib u iibkeenay suuqa iyadooo…

Continue Reading

Uncategorized

Dhalinyarada Muqdisho ku Jahwareersan Qaatina ka taagan Xulushada Gabdhaha kunool Muqdisho(Waa Maxay Sababta)

iftineducation.com – Magaalada Muqdisho ayaa xiligan u Muuqata mid ee dib usoo laabaneyso bilicdii iyo nabadii waayo iyadoona ay dib ugu soo laabteen inta badan dadkii dagnaa ee ka barakacay xiligii Dagaalada darnaa ee Magaalada ka socdeen. Magaalada markii aad dhax marto waxaad arkaysa dhalinyaro qurux badan oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho kuwaa oo inta badan ku mashquulsan waxbarasho…

Continue Reading

Uncategorized

Kadir Anlayisli ” Dilaagii Dunida ugu halista badnaa ayaa Dukaankeeyga iigu soo galay ka dibna Indha adeegiisa (Daawo Yaabkaan)

iftineducation.com – Saxaafada iyo Telefishinada dalka Jarmalka ayaa nin Turki ah waxay ku timaameen Geesi Taariikh mudan oo Ciidamada Sirdoonka dalka Germany guul muhiim ah u horseeday . Kadir Anlayisli oo 42 jir ah wuxuu sheegay in Dukaan uu ku lahaa magaalada Berlin isaga oo dhex fadhiya uu u yimid Nin Dunida oo idil laga baadi goobayay kaas oo warsaday…

Continue Reading

Uncategorized

Guurka Esha Deol iyo Bharat Oo La Shaaciyay.

Esha Deol iyo Bharat iftineducation.com – Waxaa la shaaciyay xilaga uu dhacayo guurka atariishada Esha Deol iyo qadiibkeeda Bharat, waxaana laga dhigay maalinta 29-ka bishaan, iyadoo nikaaxu ka dhici doono macbad ku yaala magaalada Mumbai. Labadaan lamaane ayaa xili dheer wada socday, waxeyna ugu dambeyn ku dhawaaqeen inay is guursanayaan, isla 30-ka June waxaa xaflad  weyn lagu qaban doonaa Hotelka…

Continue Reading

Uncategorized

Layaab iyo Madax Xanuun Qabsaday mid ka mid ah Fanaaniinta ugu caansan dalka Mareeykanka oo Show si Live ah(Daawo Dhibka dhacay)

iftineducation.com – Fanaanada caanka ah ee lagu magacaabo Lady Gaga oo maalmahaan ku sugneed dalka New Zealand (Auckland ) ayaa waxaa qabsatay Fadeexo ka dib markii uu ku dhacay Madax xanuun aysan fileen.Lady Gaga oo Heesaheeda aad looga xiiseeyo gudaha dalka Mareeykanka iyo Wadamada Yurub ayaa intii ay ku guda jirtay Shoowgii ay dhigeeysay waxaa Bir dheer Madaxa kaga dhuftay…

Continue Reading

Uncategorized

Paris Michael Jackson : Abahey waxa Uu Nagu Qasbi Jiray Inaan Xirano Koofida La Isku Qariyo.

Paris Michael Jackson iftineducation.com – Waxa ay daaha ka qaaday gabadha uu dhalay heesaagii caanka ahaa ee geeriyooday 2009-ki Michael Jackson ee Paris Jokson in iyada iyo walaaleheed uu ku qasbi jiran abeheed inay is qariyaan marka ay guriga ka baxayaan si aan loo aqoonsan, waxaana ula jeedadiisa ugu weyn ay eheed inaan ku noolaalo nolosha caruurta caadiga ah, ugana…

Continue Reading