Uncategorized

Halyaayada Bollywoodka Amitabh Bachchan iyo Naseeruddin Shah Oo Hal Filim Ku Kulmaya.

Amitabh Bachchan iyo Naseeruddin Shah 
iftineducation.com –  Labadaan jilaa ee Amitabh Bachchan iyo Naseeruddin Shah oo kamida xidigaha soo maray Bollywoodka kuwa ugu qatarsan ama ugu shidan, waxa ay hada isla soo wada hal filim, kaas oo lagu magacaabo Tewelve.

Filimkaan waxaa soo saare ka ah ‘Vivek Agnihotri, wuxuuna ka hadlayaa qiso dheer oo ku saabsan 12-ruux, laakiin si rasmiya looma baahin xiliga uu filimku soo baxayo iyo weliba goobaha lagu jilayo.

Amitabh Bachchan iyo Naseeruddin Shah waa xidigo soo qaatay waayohoodi fanaeed, laakiin weli ma fadhiisan oo wey soo taaganyihiin, waxeyna dagaal ugu jiraan in magacooda ay difaacaan, maadaama ay yihiin rag magacyadooda lagu qoray qalin dahab ah.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com