Uncategorized

Daawo Sawirada Arooska Ikraan Caraale iyo Saxardiid “

Ikraan Caraale iyo Saxardiid Maxamed Saxardiid (SMS)

iftineducation.com – Fanaanadda Ikraan Caraale oo dhawaan magaalada Hargeysa ku guursatay fanaanka Saxardiid Maxamed Saxardiid (SMS) ayaa waxey hambalyo ka heleen dhamaan taageerayaashooda waxeeyna bahda iftineducation.com sidoo kale leedahay isku waara.
Hadaba Arooskaan oo ahaa mid si weyn loo habeeyay ayaa waxaa nasoo gaaray qaar ka mid ah sawirada arooska iyadoo ay Lamaanahana ka muuqatay farxad aad u sareysa.

Daawo Sawirada Arooska

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com