Uncategorized

Mid ka mid ah Weeraryahanada ugu caansan Caalamka oo Anshax xumo sameeyay & xiriirka UEFA (Daawo Muuqaal+Warbixin)

iftineducation.com – Xiriirka UEFA qeeybta Dizipiliinka ayaa si la yaab ah waxay uga naxsadeen weeraryahanka Qaranka Denmark iyo kooxda Sunderland Nicklas Bendtner .Xiddigaan ayaa lagu heeystaa inuu ku Dabaaldegay ama la soo baxay Kastuumadiisa hoose kulankii Denmark vs Portugal xili uu Qaranka Portugal ka dhaliyay Goolka bareejada 2-2.  Ciyaaryahan Nicklas Bendtner waa Weeraryahankii hore ee kooxda Fc Arsenal waxaana iminka…

Continue Reading

Uncategorized

Qisadii Ugu Yaabka Badneed Oo Ka Dhacday Facebook Kana Yaabisay Dad Badan(Talow Maxaa Dhacay)

iftineducation.com – Maxamed Xaaji iyo Ifraax Xaaji oo ah labada qof ay ku dhacday qisadaan murugada leh, labadaan qof waa walaalo kala bah ah (kala hooyo), Aabe Xaaji wuxuu qabay laba dumar ah, labada dumar waxay kala dhaleen Maxamed iyo Ifraax, waxaa coloobay oo is dagaalay labada dumar uu qubay aabe Xaaji, waxaana dhex martay colaad xun kuna saleesan maseer,…

Continue Reading

Uncategorized

Nin Darbi jiif ah oo helay Dahab lagu qiimeeyay 77-kun US Dollar & Maxkamadii uu geeyay Dahabkaan (Daawo Nasiibka Ninkaan)

iftineducation.com – Gobolka Texas ee dalka Mareeykanka Nin lagu magacaabo Timothy Yost ayaa waxa uu helay Dahab aad u fara badan balse Ninkaan oo ahaa dadka aan guryaha laheeyn ee loo yaqaan (Homeless) ayaa Dahabkii u geeyay ciidamada Booliiska waxaana farta laga saaray mar kale markii Maxkamad ku taal halkaas ay weeysay cid soo sheegata Hantidaas.  Qiimaha Dahabkaan uu ku…

Continue Reading

Uncategorized

TACSI TIIRAANYO LEH: إنا للة وإنا إلية راجعون – Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Tacsi iftineducation.com – Dhammaan Jaaliyadaha Beesha Dirisame Gaaljecel ee ku kala dhaqan Europe, America, Africa, Asia, Australia iyo Carabta, gaar ahaan dadka hoos ku xusan waxaa ay tacsi tiiraanya leh u dirayaan dhammaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Maadow Cabdille oo 22-ka bishaan June 2012 ku geyriyoday dagmada Ceel…

Continue Reading

Uncategorized

Johnny Depp 14 sano kadib waxuu noqday Iskaabulo

Johnny Depp  iftineducation.com – Jilaaha ku caan baxay jilitaanka burcad badeedka Johnny Depp ayaa waxay saxaafada shaacisay inay kala hareen xaaskiisii Vanessa Paradis. Johnny Depp oo 49 iyo iyo Vanessa oo 39 jir ah  oo ay isqabeen muddo 14 sano ah waxeyna isku dhaleen labadan jilaa laba caruur ah oo kala ah gabadh lagu magacaabo Lily-Rose oo 13 jir ah…

Continue Reading

Uncategorized

Zarin Khan Oo Mar Kale Isku Diyaarineysa Inay Jisho Amiirad.

Jisho Amiirad  iftineducation.com – Atariishadaan muuqaalka qurxoon Zarin Khan filimkii ugu horeeyay ay ku soo gashay Bollywoodka waxa ay ku meteshay Amiirad, waxeyna la keentay filimkaas Salman Khan, waxaana mar kale atariishadu u diyaar garoobeysa inay jisho Amiirad filimkeeda soo socda. Zarin Khan ayaa tiri waxaan ka cayaari doona filimkeyga soo socda inaan ahay Amiirad, waxaana lagu tilmaamay atariishadaan inay…

Continue Reading

Uncategorized

Saciid Da’uud Masxaf Oo Soo Qaaday Hees Cajiib Ah Daawo.

Saciid Daa’uud iftineducation.com – Fanaanka Saciid Da’uud Cai Masxaf ayaa soo saaray labo heesood oo muuqaalo cusub ah, labadaan hees ee uu soo saaray fanaanka ayaa ah laba aan kala dhicin, hadeey ahaan leheed musigada loo karaacay laxanka la saaray erayada macaan iyo muuqaalka loo duubay. Hadii aad fiirso heesahaan ayaad waxaa is leedahay muuqaalkaan waa halkee iyadoo uu duubay…

Continue Reading

Uncategorized

Drake oo si xun u garaacay Chris Brown, kuna jabiyay dhallo+ Sawiro

iftineducation.com – Heesaaga mareykanka ee Chris Brown ayaa waxaa loo garaacay si xun kadib markii ay Night Club lagu caweeyo isku dagaaleen fanaanka kale ee Drake lagu magacaabo oo  u dhashay Canada kaasoo dhallo ku jabiyay Chris kadib muran muddo ka dhaxeeyay labadan fanaan oo ku saabsan Fanaanada Rihanna ee Chris Brown uu lasoo jilay jaceyl haataanauu la socdo Drake.…

Continue Reading

Uncategorized

Nin tuug ah oo taariikh aan horay loo arag loona maqal ka sameeyay magaalada Muqdisho

iftineducation.com – Iyadoo wax walba la maqlaayo inta aad dunidaan korkeeda saaran tahay ayaa hadana maanta waxa aynu idiin haynaa warbixin ku saabsan nin tuug ah oo sameeyay taariikh aan horay loo arag loona maqal, taas oo ugu dambeeyn ku kaliftay inuu kasoo laabto wadadii qaldaneed ee uu ku socday. Ninkaan tuuga ah ayaa muddo haatan laga joogo 5 cisho…

Continue Reading

Uncategorized

K’naan Oo Jilaa Film Isku Badalay. . .?

K’naan iftineducation.com – Fanaanka Soomaaliyeed ee caalamiga ah Keynaan Warsame ayaa waxuu markaan kusoo biiray inuu matalo filimada Mareykanka asigoo usoo jeesta inuu noqdo Jilaa taasoo hore loo saadilayay inuu doorkaasi ka baxi karo uuna mustaqbal wanaagsan ku leeyahay. K’naan oo heesahiisa ay ka shaacbaxeen caalamka ayaa markaani waxaa u yeerteen soo saarayaal caalami ah iyadoo uu haatan wax ka…

Continue Reading