Uncategorized

Tahniyad Dhalasho : Eng. Abdi Wali Axmed Jiisow iyo Marwo Endah Jubaedah.

iftineducation.com – Anagoo ah Ardayda wax kabarata wadanka indonesia qaas ahaan magaalada Bandung, Indonesia iyo warbaahinta iftineducation waxaan u hambalyaynaynaa Eng. AbdiWeli Axmed Jiisow iyo marwo Endah Jubaedah  oo 03/May/2012 wiil ugu dhashay magaalada Cirebon ee dalka Indonesia wiilkaas oo loo bixiyey Hanif AbdiWali. Waxaanu leenahay soo barbaar oo noqo kii dalkiis iyo diintiisa  anfaca Af Soomaaligana barta hehe.

Waxaa  kaloo hambalyo diraya:   
  1. Aden Abdi Adow (Aden Yo) CEO iFtiN eDucAtiOn Media. 
  2. Daalac Daahir Shoot (Daalac).
  3. Eng. Abdirashiid Cumar Amiin (Shareeco).
  4. Maxamed Cabdiraxmaan Xassan (Ashraf).
  5. Eng. Ibrahin Ali Abdi (Deer Cali).
  6. Maxamed Ahmed Abdule (Muumin Baago).
  7. Abdikaafi Abdulaahi Macalin (Sabool).
  8. AbdiXakiin M. Ali(Waranle).
  9. Maxamed Ali Daad (Super Boy).
  10. Abduqaadir Sh. Cumar  cabdi(Canjeex).
  11. Ibraahin Nuur Ibraahin (Orang Kaya).
  12. Axmed Shiikh Maxamed Daahir (Axmeey).
  13. Maxamuud Ali Hilowle (Xiirane).
  14. Xasan Ali Diidaaye (Xasan Diidaaye).
  15. Ibraahin Abdiraxmaan Cumar(Play Boy).
  16. Abduqaadir Xasan (Dirac).


W/Q: Ashraf Yare
fb:ashrafyare13@hotmail.com
email: ashrafyare13@hotmail.com

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com