Soomaalida ugu Caansan Caalamka.

Soomaalida ugu Caansan Caalamka.

Somalida ugu caansan caalamka
iftineducation.com - Dadka dunida caanka ah waa dad nolol kala duwan kuso noolaa hasa ahaadee Soomaalida ka gadaal dagaaladii sokeeye waxa ay uso hayaameen Qaraadaha Caalamka iyagoo Halka ay joogaan had iyo jeer Wacadaro ka dhiga kana dhex muuqda Bulshadaas.Soomaalida waxa ay kamid yihiin Dadka aanan caalamka caanka ka ahyn marka loo eego Qaarada Afrika balse waxaa jira qaar iyagu sahal ku sameeyey magic isla caaan ka ah Caalamka, balse inagoo soo ban dhigi doono sida ay ugu dhabar adeegeen qaababka ay kusameeyeen Sumcadaas waxa kamid ah dadkaas.

Keynaan Warsame : K’naan waa Fanaan Kuheesa luuqada qalaad caana ka ah caalamka isla markaana si fudud ku sameeyey Sumcad iyo Magac weyn waxana laga taageeraa dhamaan Qaaradaha caalamka isagoo ku heesa heeso Ingiris ah waliba qaarkood ka hirgaleen Aduunka.

M.Sh.Shariif : Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya Shariif Axmed waxa uu kamid yahay Soomaalida sahalka kusameesay magaca waxa lagu qiyaasaa in uu yahay Madaxweyna yaasha Afrika kuwooda fudeedka loogu horbartay.

Mo’o Farah. Ciyaaryahanka Mo Farah waxa uu yahay nin ku can baxay Ciyaarta Orodada isla markaana Sanadkan ku guuuleestay ilaa 3koob uukamid ayhay koobkii 50000 M uu kaalinta koowaad ka galay isagoo ka socda Dalka Ingiriiska oo uu Ordaagani ku noolyahay dhalashadiisana heesto.

Ayuub Daa’uud : Cyaaryahanka Da’ada yare ee Ayuub Daa’uud waa Cayaaryahan ucayaari jiray kooxda ka dhisan Dalka taliyaaniga ee Juventus hadana si amah ah uga maqan Kooxdaas, waxaase lagu tiriyaaa in uu yahay Dadka sahalka ku can baxay.

Raage Omaar : Wariye Raage Omaar oo Saxafi 2003-dii kuso can baxay magaalada Gaza ee dalka Iraq waqti uu uso waramayay Aljaziira mudo kadibna Noqday Soosaaraha Barnaamijii Witness (Marqaati) waxa uuna yahay Soomaalida Caanka ka ah Caalamka sifududna kusameeyey Magacaas.

Waxaan jecelnahay inan Qof walba maqaal gooni ah kuso qaadano qoraaladeena danbe si aad wax badan ua ogaato Dadkani Lasoco Qeybaha xiga.



____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com
thumbnail Title: Soomaalida ugu Caansan Caalamka.
Posted by:Aden Abdi
Published :2012-05-21T22:14:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Soomaalida ugu Caansan Caalamka.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Aden Abdi, Published at 22:14 and have 0 comments

No comments:

Post a Comment

Waa Ka Mamnuuc Cayda iyo Qabyaaladda, Waxeey ufurantahay Kaliya Fikir Isweedaarsi Mahadsanidiin