Uncategorized

Ninyahoow Is Islaali Haweenka Erayadaan Oo Kale Waa Neceb Yihiin .

Ninyahoow Is Islaali Haweenka Erayadaan Oo Kale Waa Neceb Yihiin .
iftineducation.com – Baaritaan la sameeyaya ayaa muujinaya in jumladaha ugu adag ee ay haweenka sida weyn uga caroodaan ayaa quburo ku xeel dheer arimaha qoyska ku sheegeen in ay tahay oraahda ah “Maxaan Cunnaa Maanta”oo ay ka maqlaan ragooda .

Waxa ay haweenka u arkaan arintaan amar dad badan oo loogu sheegayo in cunnada ay soo diyaariso , iyadoo jumlada labaad ee ay haweenka neceb yihiin waxa ay noqotay “Ma qasab baa in aan wax waliba ihtimaam siiyo yacnii qabto”waan jumlada ragga mar waliba ku dhawaqaan marka xaasaskooda wax ka dalbadaan sida in ay ihtimaam siiyaan caruurta .
Sidoo kale haweenka waa ay neceb yihiin ragga sabarka ku yar yahay marka ay hor taagan yihiin wajihada suuliga oo ay xaaskisia suuliga ku jirto isla markaana ku yiraahda naga soo dhaqso ,haweenka arinkasi ka carooda ayaa lagu qiyaasaa%54 , waxa ayna hawenka tilmaameen in nsuuliga ugu soo daahaan is qurxin ayna ragga ka doonyaan erayo ay ka mid yihiin alla qurxoonida maanta xitaa haddii aysan dhab ka aheyn .
Haye gabaryaheey adna maxaa ka careysiiya runta ka hadal. Komen kabixi fikirkaaga. . .

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com