Uncategorized

Nin Soomaali ah Oo Nus-Malyuun Dollar Ku Gatay Gaari Nuuca Raaxada ah iyo Barfuun jooga $4,300 (Warbixin +Sawir)

nin somali
iftineducation.com – Caalamka waxaa ku soo badanaya Taajiriinta Soomaalida ah ee ka ganacsata Dunida kuwaas oo durbadiiba soo jiitay indhaha Saxaafada .Maalqabeenada ugu waa ween Magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta waxaa ka mid noqday Shaqsi Soomaaliyeed oo Milyineer ah kaas oo lagu magacaabo Abdullahi Abdi Hussein.

 
Muwaadinkaan Soomaaliyeed oo ay soo xiganeeysay BBC-da Laanteeda Afka Englisha-ka waxaa lagu faafiyay in Milyineerkaan uu Nus-Malyuun Dollar Ku Gatay Gaari Nooca Loo Yaqaano Rolls-Royce Phantom ka dibna Dhallo Barfuun ah Kala Baxay Aduun lagu sheegay $4,300.

Xigasho : http://www.bbc.co.uk/news/magazine-18117255

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com