Uncategorized

Jamaaco muslimiin ah ayaa qorsheynaya iney uqeybiyaan kitaabka qur’aanka kariimka guri walbo ee ku yaala Germalka?

..

iftineducation.com –Jamaaco muslimiin ah ayaa qorsheynaya iney uqeybiyaan kitaabka qur’aanka kariimka guri walbo ee ku yaala German, Swiss iyo Austria. Laakiin isla markiiba waxaa abuurmay koox xagjir gaalo ah ee ka soo jeeda xisbiga mayalka adag oo ka baqaayo in lagu rido xisbigooda ama looga gol leeyahay ayaga.
Sharci ahaan wadamadaan wax dhib ah malahan hadii loo qeybiyo kitaabka qu’aanka kariimka Jermalka, laakiin waxey ka cabsi siisay xisbiga xagjirka oo isweydiiyay yaa ka danbeeyo arinkaan.

Fikirkaan ayaa waxow kasoo maaxday Ibrahim Abou-Nagie, waa nin Falastiini ah oo baraayay Islaamka dadka si Salafisme.
Ibrahim Abou-Nagie wuxuu daganyahay Germalka mudo Kabadan 30 Sano, waxaana waardiyo kore ka haayay ciidamada amaanka ee Germalka iLaa iyo 2005.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com