Uncategorized

Drogba”Macsalaama Reer Chelsea, Waan Baxay”.

Drogba
iftineducation.com – Weeraryahanka kooxda Chelsea Drogba ayaa go`aansaday in uu ka tago kooxda Chelsea , waxa uuna sheegay in haatan la gaaray xiligii uu ka huleeli lahaa libaaxyada madoow .
.

Laacibkaan 34 sano jirka ayaa guud ahaan saaxibadiisa kooxda ku war giliyay in uu ka tagayo , mana uusan sheegin halka u abaarayo.

Dorogba ayaa Chelsea ku biiray sanadkii 2004-tii waxa uuna la qaaday Chelsea sedex koob oo ah horyaalka Ingiriisak ah, waxaana haatan doonaya dhowe koox oo ay ka mid tahay Barcelona

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com