Uncategorized

Daawo Shilkii Ugu Xumaa ee aduunka soo mara “Hadaadan Awoodin Hadaawan””

Shilkii ugu xuma abid

iftineducation.com –  Aduunka aynu ku noolnahay waxaa ka dhaca dhacdooyin kala duwan, waxaana dhacdooyinkaas ay leeyihiin melo lagu ilaaliyo si ay taariikh unoqoto.


Muuqaalka Hoos hadaad si wanaagsan ufiirsato waxaa uu kuu cadaynaa in uu yahay shilkii ugu xumaa ee aduunka soo mara “The Worst Fatal Car Clash EVER”.

Waa xili baraf xoogan uu jiro, gaadiidkana waxaa uu mid kasta ku socdaa Laynkiisa, laakiin wadooyinka ayaa ah kuwa barafku biyo dhigay ayna gaadiidka sambariixoonayaan.

Waa Sedex qeyb jidka ay gaadiidki marayaan, “Labo geesaha jirta iyo mid dhexda ku jira”gaari kamid ah kuwii dhexda marayay ayaa jidka dhinac uga baxay waxaana uu ku dhacay gaari kale soo laabadii uu isdhahayay ayaa waxaa ku yimid Bas weyn taas oo gaarigii ka dhigtay in cad cad loo arko.

Shilkan waxaa uu ka dhacay dalka Rushia waxaana ku dhimatay afartii ruux ee gaariga saarnayd.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com