Uncategorized

Daawo Sawirada ” Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo si xarako leh ugu dhax Socda Afgooye iyo Shacabka oo soo dhaweenayaa

iftineducation.com – iidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa hada maamula Degmada Afghooye ay heesteen Al-Shabaab in kabadan Sadax Sano .

Afgooye ayaana saakay ka badalan sidii hore waxaana u baryay waa cusub iyadoona dadka Shacabak ay arintaasi aad u hadal hayaan iyo Isbadalka lama filaanka ah ee kuyimid Maamulka Degmadaasi.

Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ayaana si xarago leh ugu dhax socda Degmadaasi iyadoona la arakyo qaar kamid ah Dadweynaha ku dhgaqan Degmadaasi oo soo dhaweenaya Ciidamada Huwanta ah ee qabsaday Degmadaasi.


Daawo Sawirada : 

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com