Uncategorized

Sida Lisaga Lumiyo StressKka Waqtiga Shaqada?

..

Sida Lisaga Lumiyo StressKka Waqtiga Shaqada?
iftineducation.com – Stress qof walbaa qaadi karo meel walboo aad joogto ay kamid tahay xiliga shaqada xafiiska. Hadii oo ku haayo Stress raadi xal u helidiisa sida ugu dhaqsiyaha badan.
Sida soo socoto waa sida la isaga lumiyo Stress-ka xiliga xafiiska shaqada, sida lagu daabacay Reader’s Digest.
Ciyow iskasii bilow 
Guriga kasoo tag kahor 30 daqiiqo sida caadada kuu aheyd. Daraasaad ayaa waxaa lagu ogaaday in intaa ka dagdagsiima badantahay maalintii inow kasii yaraanaayo stresskaaga.
Hori usoo qaado waxaa afka ku heyso
hori u soo qaado cofee ga aad jeceshay ama waxaad afka ku dhifato, shaqada intey kabadantahay ayuu energigaagana sii yaraanayaa waxeyna sababi kartaa stress kaaga inow sii bato.
Is aamaan Nafsadaada  
markaad qabato shaqo badan aadna ugu soo baxdo sida loogu tala galay, is amaan nafsadaada inaad shaqada si fiican u qabatay aadna shidantahay hhe. Reader’s Digest. taas waxey kuu sahleyhsaa inaad hesho kalsooni buuxda naftaada.
Jadwal 10 daqiiqo sii, ” waxaa kuu keena Stresska”  
 xer albaabka markaad shaqada dhameyso ee soo qaado warqad cad, una qeeybi 3 kolom, isweydi waxa kuu keena Stress iyo Walwalka. waxey kaa yareyneysaa stress ka badan.
Dirista Email lada 
Si aad ugu fogaato Stress ka, hadii aad ka jawaabeyso Email, sitoos Reply u dheh, ha furin warqad cusub. Hadii aad iska daba laalaabato ama aad ku wareerto waxaad ku jawaabi laheyd. telefon ahaan ula xariiri.


____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com