Uncategorized

Ragga Somalida %40 Haweenka Iyaga Ayaa Kaga Sareeya Dhanka Jaceylka Romantica Halka Haweenka

iftineducation.com – Baaritaan ay sameysay shabakada Alcarabiya ayaa daboolka ka qaadaya in ragga Soomaaliyeed ay haweenka Somalida ay kaga sareeyaan dhanka muujinta jaceylka Romantic ah .
Qubarada Alcarabiya ayaa baaritaankaas ku sameeyay lamanayaal badan oo Somali ah waxaana soo baxday in %40 ragga Somalida ay haweenkeena kaga sareeyaan dhanka Romantica .
Waxa ayna warbixnta intaas ku dareysaa in %40 ragga Somalida maalintii laba jeer erayga waan ku jeclahay ay dhagta qaab ham ham ah ugu yiraahdaan haweenka .
Halka haweenka Somalida ay ee iyana talabaadaas oo kale sameeya ay gaarayaan %32 sida baaritaanka ay sameeyeen qorayaal ku xeel dheer arimaha jaceylka oo ka tirsan shabakda alcarabiya.
Haye aqrista adna sidee ayay kuula muuqaataa ma haweenka ayaa ku sareeya dhanka jaceylka Romantika ama ragga waa muhiim fikirkaada saliimka ah.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com