Uncategorized

Gabaryaheey Hadaad Sedexdaan Arin Ku Aragto Ogaaw Waa Uu Ku Jecelyahay !

jaceyl

iftineducation.com – Ragga qaabab kala duwan ayay ku muujiyaan jaceylkooda kuwaasi oo aan toos aheyn inta badan balse si dabiici ah ayay u sameeyaan dhaq-dhaqaaqyo gaar ah oo ka turjumaya jaceylkooda .
 

Hadaba gabaryaheey hadaad dhaq-dhaqaaqyadaan ku aragto ogaaw waa uu ku ku jecel yahay , qalbigana ku haya ragga jaceylkooda qaab aan hadal aheyn ayay mararka qaar ku muujiyaan .
1- Hadaad aragto isaga oo si qoto dheer u eegaya indhahaaga marka aad wada joogtaan , ninka wax jecel waxaad arkeysaa isaga oo si fog u eegeya indhahaaga si uu uga bogto .
2-Ninka wax jecel waxaad arkeysa isaga oo isku dayaya in uu kuula soo istaago si toos ah goobaha guud , ragga uusan dhabta ka aheyn jaceylka waxa ay inta badan jaceyl cusub ka raadiyaan goob waliba oo ay galaan oo la isugu yimaado , hadaba hadaad aragto in uusan dhibsaneyn in goobaha guud kuula baxo , taasi waxa ay ka turjumeysa in uusan ku guda jirin baado goob kale .
3-Ninka sida dhabta ah kuu jecel kama naxo hadaad qabato taleefankiisa gaarka ah , waxa ayna taasi ka turjumeysa in dhamaan guud ahaan waxii xariir uu soo lahaa in uu ka soo taqalusay.




____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com