Uncategorized

Dhafarka Badan Oo Laga Qaado Xanuuno Halis Ah.

..
Dhafarka Badan Oo Laga Qaado Xanuuno Halis Ah.
iftineducation.com –  Waxaa xaqiiq ah in dhafarka badan iyo saacadaha hurdada oo yar in dhibaatooyin caafimaad u leeyihiin bani’aadamka ,iyadoo uu waxyeelayo jirka oo uu daaliyo .

Saacadaha habeenka oo aad seexato hadii ay yar yihiin taasi waxa ay kugu keeneysa in aad u nugulaato in ay kugu dhacaan xanuunada wadnaha iyo maskax xinjiroow sida lagu sheegay baaritaan la sameeyay dhawaan .
Qubarada baritaanka sameeyay waxa ay leeyihiin in lix saac waxii ka yar oo aad hurado taasi waxa ay soo dadajineeysa in aad cuduro badan u nugulaato 50% halka 15% halis aad ugu jirto maska xinjiroow.
Baarayaashaan ayaa ka digaya in dhafar badan aad habeenka sameeyso isla markaana aad xilli hore toosto , iyadoo baaritaankaan uusan aheyn kii ugu horeeyay ee la soo saara oo ak digaya xaaladaahaan oo kale .

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com