Uncategorized

Farxiya Fiska iyo Nimco Dareen oo isku heysta Bashiir Hanuuniye

iftineducation.com – Wararka ka imaanaaya Magaalada london ayaa sheegaaya in Dagal ba’an uu ka dhex qarxay Labada Fanaan ee Ingiriiska loogu jecelyahay xagga Dumarka waa Farxiya Fiska iyo Nimco Dareen. Dagaalka fanaaniintan ayaa salka ku haaya Hanashada Muusikiistaha Weyn ee lagu Magacaabo bashiir hanuuniye oo hadda qaba farxiya Fiska. Farxiyo fiska iyo Nimco dareen Waxaa soo baxay warar sheegaaya in…

Continue Reading

Uncategorized

Taariikh kooban ee ku saabsan Dhismaha Taariikhiga ah ee Taaj Al Maxal ee ku yaala dalka Hindiya!!!!

…   Taaj Mahal iftineducation.com – Dhismaha Taaj Al Maxal ee ku yaala dalka Hindiya waxa uu ka mid yahay meelaha ay soo booqdaan dalxiiska ugu badan ee wadanka Hindiya, Dhismaha Taaj El Maxal waxa uu safka hore kaga jiraa oo lagu tilmaamsadaa farsamada Muslimiintii reer Hindiya iyo heerka ay ka gaareen, waxaana sidoo kale uu ka midyahay goobaha ugu…

Continue Reading

Uncategorized

Safiirka Somalia Ee Kenya Oo Uga Digay Somalida In Aqoonsi La`aan Ku Maraan Kenya

.. Mr. ameerika iftineducation.com – Somali Ambassador to Kenya, Mohamed Ali America has sent a warning to Somali immigrants without legal papers to keep off the streets of Kenya capital, Nairobi. The ambassador who addressed Somalis in Kenya on Kenyan televisions alerted Somalis not to walk in the city without identity cards since the Kenyan government has embarked on a…

Continue Reading

Uncategorized

Maxaad kala socotaa magacyada 10-ka Mas ee Dunida ugu halista badan iyo dalalka ay ku nool yihiin? (Daawo Muuqaal ahaan+Warbixin)

iftineducation.com – Qaar ka mid ah Masaska ugu Sunta kulul Dunida Qofka marka ay qaniinaan nolol laguma soo gaaro halka qaar kale Suntooda ay sababto inuu Qofka si deg deg ah isku badalo weliba uu korkiisa bararo ilaa uu Saacado gudahood ku geeriyoodo. Sunta Masaskaan qaarkood Daawo ma lahan wuxuuna Qofka ay qaniinaan uu Noolaan karaa ugu badnaan ilaa 6-saacadood sida…

Continue Reading

Uncategorized

Shil Diyaaradeed oo Shalay ka Dhacay Gaalkacyo

.. diyaarad iftineducation.com – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ay maanta Diyaarad nooca Rakaabka ah ay shil ku gashay kadib xili ay ku guda jirtay iney soo caga dhigato garoonkaasi. Wararka hordhca ah ayaa sheegaya in diyaaradani oo nooceedu ahaa Ilyushin ah oo u kireysneyd Shiradkka Diyaaradaha ee Jubba ayaa la…

Continue Reading

Uncategorized

Dadka Madowga ah ee ku nool Dalka Yeman oo lagu haayo cunsurinimo iyo xaqiraad iyadoo dadkaas…(Daawo Muuqaal Ahaan)

iftineducation.com – Dadka madowga ah ee ku nool dalkaas Yeman ayaa waxaa la sheegay in lagu haayo cunsurinimo iyo xaqiraad iyadoo dadkaas oo asal ahaan Yeman ah loola dhaqmo dad ka hooseeya dadka kale ee Yemanta ah ee midabka cadaanka leh ama ah dadka asal ahaan ka soo jeeda carabta. Dadkaan madowga ah oo asal ahaan ah dad u dhashay…

Continue Reading

Uncategorized

Dumarka Soomaaliyeed kuwooda madaxa Asturta & Kuwa madaxa Qaawan yaa Qurxoon xaqiiqo ahaan ? (Daawo Muuqaal+Warbixin)

iftineducation.com – Shacabka Soomaliyeed oo dalkoodii Hooyo uga soo cararay Colaad aan dhamaad leheen oo mar walba waji cusub la soo baxeeysa ayaa hadane waxeey Qurbaha kala kulmeen dhibaatooyin kala duwan ka dib markii ay dhexda ka galeen Dhaqamo kale oo ay adag tahay sidii ay ula qabsan lahaayeen. Caruurtii gaar ahaan Gabdhaha waxay Iskuulaadka la dhigtaan Caruur kale oo…

Continue Reading

Uncategorized

Pep Guardiola oo Fc Barcelona Macsalaameeyay iyo Weeraryahan Raul Gonsalez oo iskaga tagay kooxda Fc Schalke (Daawo Top Sport News)

iftineducation.com – Sanadkii 2008 ka dib waxaa kooxda Fc Barcelona si toos ah u macsalaameeyay Macalin Josep Guardiola oo lagu sheegay ebid Tababarihii ugu Guulaha iyo Koobabka badnaa ee inta Taariikhda la ogyahay soo mara kooxda Catalonia Fc Barcelona. Shir Jaraaid oo uu qabtay Qabiir Pep Guardiola waxaa goobtii uu ka hadlayay soo buux dhaafisay Saxaafada Caalamka gaar ahaan kuwooda…

Continue Reading