Uncategorized

Wiil Aan Aaba Laheyn oo gabar uu Doontay Loo Diiday (Dhacdo Xanuun Badan)

Wiil aaba la’aan ah
iftineducation.com – Wararka naga Soo gaaraya magaalada Muqdisho Ayaa waxa ay sheegayaan in Wiil aynu Magaciisa ku Helnay Fu,ad  Loo Diiday  Gabar Muddo Xiriir Qarsoodi ah kala Dhexeysay.
Fu,aad oo reerkiisa Ay Xiriir lasameeyeen  Reerka ay ka Dhalatay Gabadha
Ayaa ka Biya Diiday in gabadhooda Looga Soo geed fariisto, Sababa laxiriira
In Wiilka aan wax Aaba (Wacal) ah uusan Laheyn.
Hooyada wiilka Dhashay oo Shabakadda Alc-carabiya Xafiiskeena Magaalada
Muqdisho wariyayaasha Noo Jooga ay xiriir Lasameyeen ayaa Sheegtay in
Wiilkeeda Aabihiis uu Geeriyooday isaga oo  Lix Bilood Jir ah, ayna iyada soo
Korsatay Wiilkeeda, iyada oo hadleysa hooyada waxa ay Tiri:-
“ Ma aqaan sabab Leysugu diida Wiil Iyo gabar Is Shukaansaday  Hadana Hishiis
Ku  Dhex maray in ay Is Xalaaleystaan oo Is Guursadaan, ayeey Fu,aad Hooyadiis
Tiri Iyada  Oo wajigeeda Muruga ka Muuqato’’.
Hadaba dhacdadan ayaa ah mid aad u xanuun badan , Ilaa hadana wax war ah Kama Soo bixin Wiilka Loo diiday gabadha, inkastoo Miriqdiisa La wayay  Hadana waxaa loo badaniya in uu ka dhuuntay Qisadan  si Aan wax su,aala ah looga waydiinin.
Wixi warar ee kasoo kardha dhacdadan kala Soco wararkeena danbe  Haddii alaha
Awooda Lihi Yiraahdo.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com