Uncategorized

Labo Wiil oo ka yaabsaday Bulsho weeynta Caalamka ka dib Indho-sarcaadka ay sameenayaan oo noqday mid aan macquul aheeyn!!

iftineducation.com – Labo Wiil oo u dhashay dalka Mareeykanka ayaa waxa ay ku caan baxeen Barnaamishka lagu magacaabo A Normal Day kuwaas oo aalaaba soo saara indhosarcaad dadka ka yaabsaday iyo qiyaas adag oo ruux Beniaadan ah uusan sameeyn karin .

Indho-sarcaad ma ahan wax uu qof kasta iska doon dooni karo ee waa wax dadka qaarkiis ay sameeyaan balse diin ahaan ma haboona in la aamino dadka sameeya Sixirka iyo Indho-sarcaadka.

Wiilasha soo saara Barnaamishka (A Normal Day) waxaa Mucjisooyinkooda aad looga daawadaa Caalamka oo idil waxaana sidoo kale laga jecel yahay gudaha dalka Mareeykanka .

Daawo:




____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com