Uncategorized

Kumanaan Dada AyaaSaf Ugalay 5 Maalin in Ay Noqdaan Qofka Ugu Horeeya Ee iibsada iPad3 Awgeed Aduunka Oo iDil.

iPad3
iftineducation.com – Iney noqdaan awgeed qofka ugu horeeya ee iibsada iPad ka cusub, iPad3, kumanaan fans Apple waxey saf ugaleen iney noqdaan awgeed qofka ugu horeeya ee iibsada iPad3. Arintaan ayaa waxey dhacday marka lasoo bandhigaayay iPad3-ga cusub.

London, Inggris, fanska iPad waxey jiifteen jidka banaanka shirkada Apple Inggiris si ay u noqdaan qofka ugu horeeyay ee iibsada iPad3.
New York, USA, Gabar ayaa waxey ku gorgorisay safka hore iney gasho awgeed lacag gaareeyso USD$ 1000 (kun doolar)
Singapura, sidoo kale ayadana waxaa lagu arkaayay safaf dhaadheer loogu jiro iPad3, oo lasheegay inow saa’id casri u yahay.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com