Uncategorized

Farxiyo Fiska”Canugaan Waxaan u dhalay Bashiir Hanuuniye Waana Igu In kiray”Sir Muhiim ah”

iftineducation.com – Warar Goor dhaw Soo Gaaray Xafiiska Warqabadka Beeldeeq.com ee Magaalada London Dalka Ingiriiska Ayaa Sheegaya In Fanaanadda Farxiyo Fiska Ay Dacwad Ku soo oogtay Muusikiistaha Ay kala Tageen Bashiir Hanuuniye.

Fanaanadda Ayaa Ku Tilmaamtay In Bashiir Hanuuniye uusan Noqon Karin aabe sababta Ayeey Ku Sheegtay In uu Ku In kiray Canug ay U dhashay.
Hadalka Ka Soo Yeeray Fanaanadda Qaaliga ah ee Farxiyo Fiska Ayaa La yaab iyo Amakaak Ku Noqotay Shacab ka Soomaaliyeed ee Ay U Cuntami la dahay Mudada Ay is Qabeen Bashiir Hanuuniya Iyo Farxiyo Fiska Canuga Dhaxdooda ka dhashay.
”Bashiir Hanuuniye Arooska Ka Hor Ayaan Is mehersanay Waxaana Ku Balansanayn In aan Arooska Dhigano Mudo Cayiman Arooskeena waxa uu dhacay Anigoo shan Bilood uu marayo uurkeyga Waxaana La ifuray Anigoo Umusha ka baxay Laakiin Bashiir Waxa uu Lee yahay Canugaan ma dhalin Si aan Wax yeelo ma aqaano Ayeey Farxiyo Fiska Ka Hor sheegtay Odayaal Ka kala Socda Shufada ay ka dhalatay ee Beesha Murasade Iyo Shufada Bashiir Hanuuniye.
Reerka Bashiir Hanuuniye Ayaa Iska Dafaray Canuga Fanaanadda AY Ku sheegayso In uu dhalay Wiilkooda  Walina Looma Kala Kicin Kulanka Lagu Xalaalaynayo Canuga Ay Farxiyo Fiska sheegayso In ay U dhashay Bashiir Hanuuniye.

 Naga Filo Goor dhaw Wixii Ku soo Kordha Arimahaasi 
Warbaahinta iftineducation.com 
xigasho: beeldeeq.com




____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com