Uncategorized

Baaritaan: Kalinimada Waa Virus Qarsoon Oo Dadka La Qaadsiin Karo!

iftineducation.com – Cilmi baaris la sameeyay ayaa shaaca ka qaadeysa in cidlada ama kalinimada ay tahay infection suura gal ay tahay in qof kale uu qaadi karo.

Natiijada baaritaankaan ay sameeyeen qubarada reer Mareykanka ee socotay muddo 10-sano ah ayaa intaas ku dareysa in fursadaha ah in aad noqoto qof jecel kalinimada ama cidlada ay kordheyso 50% haddii aad si joogto ula tacaamusho qof qaba xanuunka kalinimada ama cidlada .
Waxaadna u nugushahay in aad qaado infection-kaas hadii qofka saaxibkaada ah yahay mid jecel cidlada ama kalinimada oo ah inta dadka dhan laga go`doomo .
Warbixnta waxa ay intaas ku dareysa in qofka qaba xanuunkaasi ee aysan jirin qof u dhaw ama uu saaxib la yahay in taasi nafsiyan ay saameyneyso qofka ama dadka ku hareereeysan oo waxa uu gaarsiinaya Virus-ka kalinimada .

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com