Uncategorized

Van Persie oo loogu baaqay inuu isaga tago Arsenal – Sawiro

Van Persie oo loogu baaqay inuu isaga tago Arsenal –Akhriso/Daawo.

iftineducation.com – Laacibka reer Sweden iyo kooxda Ac Milan Zlatan Ibrahimovic ayaa ugu baaqay Robin Van Persie inuu isaga tago kooxda Arsenal.
Ibrahimovic ayaa usoo jeediyey kabtanka Gunners inuu isaga huleelo kooxda Arsenal,wuxuuna sheegay inuu yahay laacib u baahan inuu ku guuleysto koobab.
“ani ahaan waxaan tagay kooxo kale duwan oo aan la qaaday sideed koob oo horyaal ah oo aan la joogay 8 sanadood oo aan u ciyaaray kooxahaasi kale duwan”ayuu yiri Ibrahimovic oo u warramayey jariiradda The Sun.
“waa la dareemi kara ciyaar yahanka haduu isaga tago kooxda sababaha uu ku baxayo, waayo Van Persie waa laacib weyn, mana ku guuleysan koobab badan sababta saaxiibkiis Fabrigas uu uga tagay Arsenal dadku wey fahmeen inay ahayd koob la’aan “.
ibrahimovic iyo robinho

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com