Uncategorized

Taaruku Salaad Lakulmay Fal Naxdin Leh.

Taaruku Salaad Lakulmay Fal Naxdin Leh.
iftineducation.com – Wiil inta badan salaada aanba dugan jirin ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxaa geeri yooday wiil saxiibo fiican ay ahayeen lakin waa uu dugan jiray wiilka geeri yooday mar walbana wiilka kale ee madugtaha ahaa oo ay xasiibka ay ahayena waxuu ku dhihi jiray war duko oo Alle ka baq waa la dhimanayaa lakin waa uu ku qosli jiray wiilka matugtaha ahaa waan dugan donaa ayuu war oo dhan ugu soo koobi jiray.

Waxaasa dhacday maalin maalmaha ka mid ah in uu geeri yooday wiilka dugan jiray maxaa yeelay madhinta waa alle subxaana watacalaa hadii dunida lagu waraayo ama la iska joogi lahaa Nabikeena muxamed SWC nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahatee ayaa iska joogi lahaa aduunka lakin dunida laguma waraayo nafta maalin ayey go’adaa si walba haku godee lakin Alle waxaan ka barineynaa jidka wanagsan oo fiican in uu inagu dilo.
Hadaba qisada ama arinka aan sii wadee wiilka madugtaha ahaa ayaa waxaa u yimid saxiib kiisa dukan jiray lakin geeri yooday waxuu igu yimid riyo waxuuna ku dhahay saxiib hadii aan saxib kaaga ahay hal arin ayaan ku way disanayaa oo ii samay manta ayaan aad kugu baahanahay oo hal arin iga kaa soo gashay waxa aan ka donaayo waa hal arin oo i sameey markaas ayaa riyada dhax deeda waxuu ku dhahay wiilka madugtaha ahaa maxaad iga rabtaa aan ku sameyee.
Waxuu ku dhahay waqtigaaga qaaliga ah hal saac oo kaliya iga sii aan ku ciway destee oo aan ku duktee laba rakacadood oo suna ah maxaa yeelay waqtiga arin kaas riyada ah oo ay dhaceesay waxay aheyd xili Saqdhaxe oo ay tahay ama habeen barka ay tahay maxaa yeelay waxuu ku dhahay adiga kama faa’ideysa neysid caafimadka Alle uu ku siyay iyo waqtiga alle oo uu ku siyay waad ku ciyareysaa in Alle bari oo uu ku way diin doono waqtigaaga qaaliga ah halka aad ku bixisay ama aad geesay waa mid lagu way diin doono.
Wiilka xiligaas ayuu hurdada ka soo booday ama uu ka soo kacay waa uu soo weesa qaatay laba rakacadood oo suna ah ayuu dugtay inta uu ku jiray labadaas rakacadood oo sunada ahaa waxaa lagaaray ama la adimay salaada subax maalin kaas ayuu salaada bilaabay wiil kaas madukada ahaa qofka Alle uu jacel yahay si walba ayuu Alle wax ku tusiyaa Alle waa naxariis badane waa uu jacel yahay waa in aanu taasi oganaa.
Oo aan ku dadaalno cibaadada iyo jidka wanagsan Allena aanu ka wada baqano mar walba maxaa yeelay inta aanu joogno aduunka waa ay kooban tahay wax sidaas u badan masii ahan ma ahan in aan is siino ama aan isjecleeysiino aduunka Sooqoraha mahad aan lasoo koobi kareyn Allaha kasiiyee waa xasan wadani intas ayaan ku soo kobayaa.

Xasan Wadani

Qaahira Masar
xasanraawi@hotmail.com


____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com