Uncategorized

Shacabka Masir oo Ku Farxay Nidaamka CusubEe Guurka .

Shacabka Masir Oo Ku Faraxsan Nidaamka Cusub Ee Guurka
iftineducation.com – Muwadiniinta u dhashay dalka masar rag iyo dumar guursada ajanabiga ayaa waxaa heestay dhib aad u weyn dhib kaas ayaa waxuu ahaa gabadhii guursata ama wiilkii gursada ajnabi aan u dhalanin dalka masar waxaa lagala waregaayay mise laga qadaayay sharciga ama dhalashada dalka masar lamana sineyn caruurta wiilkaas ama gabadhas masarta ah ay dhasho ama uu dhalo sharciga dalka masar xaraan ayuu ahaa in ay qadaan carurtaas muda ka badan 30 sano ayaa laga badalay arin kaas oo markii hore uu dhigaayay dastuurka dalka masar u yaalay mudadaas.
Isbadal aad u weyn ah ayaa ka dhacay dalka masar xilka waxaa lawareegay wadaado akhwaanul muslimiin ah dasturka dalka masar u yaalay waa ay ladeen guud ahaan waxayna sameyeen dastuur cusub oo ka duwan kii hore u jiray 2 arin oo aad ay u soo dhaweyeen shacabka masar ayaa ka mid ah is badalka lagu sameeyay dasturka cusub waxayna kala yahiin gabadha iyo wiilka u dhashta dalka masar hadii ay guursadaan ajaanib aan laga qadeyn sharciga dhalashada dalka ay u dhashteen ee masar oo ay iska heesan donaa.
Mida kale ayaa waxay tahay caruurta dhashadana aan loo diideen sharciga dalka masar ee muwaadin nimada cadenaaya sharci waa lasinayaa carurtaas lakin arinka jiro ayaa waxay tahay in aysan guud ahaan dalka masar aysan ka qaban karin xilka dowlad nimo ama uusan qof kaas ama qof taas aysan isku soo taagi kareyn xilka dowlad nimo xiliga doorashada dalka ay dhaceyso hoshiis ma’ahan ayaa lalee yahay in uu xil ka qabto dalka masar lakin waa uu ku nolaan karayaa oo xiliya waa markii ugu horeesay oo arin kaas ay helaan muwadaniinta guursata ajnabiga.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com