Uncategorized

Sedex Somali Oo Jeeb Siib Caan Kaga Noqday Jiddah Oo Nin Masari Ah U Fikiray Qabashadooda.

iftineducation.com – Sedex jiib jeesabayaal Somali ah oo caan ka noqday magaalada Jiddah ee dalka Sacudi Carabiya ayaa si la yaab leh loo qabtay ka dib markii nin Masari ah oo ay jeeb siibeen uu u dhigay qorhse qatar ah oo sahlay in Police-ka gacanta ku dhigaan .
Sedexdaan Somaliga ah ayaa ka jeeb siibay ninkaan Masar u dhashay Basaborkiisa iyo documentiyo muhiim u ahaa , xiligaasi oo ay kula gor gortameen in uu bixiyo lacag si ay u siiyaan alaabtiisa.
Ninka Masarida ah oo ogalaaday ayaa arintan boliska ku war giliyay waxa uuna Boliska siiyay goobta ay ku balameen halka Boliskana isku hareereeyeen goobtii.
Mid ka mid ah raggii Somalida ayaa soo istaagay luuq ciriiri ah oo uu iska tusiyay ninkii Masarida ahaa , waxa ayna boliska durba jireen luuqii ay ku qabteen .
Dhalanyaradasi ayaa haatan boliska sheegeen in ay baarayaan si loo ogaado n ay lug ku leeyihiin jiibsiib dhowr ah oo magalaada ka dhacay .
Xigasho:wargeyska Cukaz ee ka soo baxa dalka Sacuudiga

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com