Uncategorized

Sedex Arin Oo Uu Ninka Jecel Yahay In Ay Qarsoodi U Ahaadaan.

Sedex Arin Oo Uu Ninka Jecel Yahay In Ay Qarsoodi U Ahaadaan.
iftineducation.com – Ragga ayaa jira qodob ay jecel yihiin in ay gaar u ahaadaan oo aysan ugu soo bandhigin si saraaxad leh haweenkooda , ma ah in ay kalsooni darro jirto balse nooc ka mid ah wax yaabaha u gaar ahaaneed ayuu ula jeedaa.

Dakhliga Ninka: inta badan ninku waa uu ilaalsadaa marka xariirka uu bilaabanayo in uu ka gaabsado oo uu qariyo qadarka dakhliga bishiisa ama sanadka waxa ayna tani u sabab ah dhowr arimin oo ay ka mid tahay in uu ogaado heerka qanacsanaanta ay ku tahay noloshiisa .
Ninka Meesha Uu Ka Liito:Inta badan ninka wa uu qariyaa meelaha uu ka liito , tusaale haddii ay ilin ka imaan jirtay marka uu arko wax yaabaha muragada leh waxa aad arkeysa isaga oo haatan qarinaya muragadaas iyo ilinta wax uuna iska dhigayaa mid calool adag .
Hadiyadaha U Leh Xasuusaha Gaar U Leh: Ninka mar waliba waxa uu jecel yahay in uu haysato sawiradii jaceylkiisii hore ma ah in uu jecel yahay balse waxa ay u tahay xasuus noloshiisa soo martay qaraar ama macaan midda ay doonto ha ahaatee .
____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com