Uncategorized

Oprah Winfrey iyo Cali Dheere Oo Ku kullmay iNdiA

Oprah Winfrey iyo Cali Dheere
iftineducation.com – Oprah Winfrey oo ah Haweenay u dhalatay dalka Maraykanka ayaa iminka waxay booqasho ku joogtaa dalkaasi India si ugu dalxiisto dalkaasi kulamo ula sameyso Jilaayasha caanka ka ah dalkaasi.
Oprah ayaa ugu horeyn waxay codsatay inay la kulanto Aishwarya Rai iyo cunug ay dhawaan dhashay kadib ayaa waxaa loo sameyay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo uu gacan weyn ka geystay Jilaaga weyn ee Amitabh Bachchan.
Mar uu bogisa Twitter qoraalka soo bandigay Amitabh Bachchan ama Cali DHeere ayaa waxa uu shaagay in Oprah loo xirey Saariga Hiddaha iyo dhaqanka u ah dalkaasi Hindia isagoo raaciyay inay aad ugu qurxoontahay.
Oprah Winfery oo caan ku ah sameynta SHowyada ayaa sanadii la soo dhaafay soo gabababeysay hadase waxay booqasho ku mareysaa dalka India iyadoo halkaasi ku baran doonta waxyabahaa ugu xiisaha badan ee dalkaasi taariikhda ku leeyahay.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com