Uncategorized

Maxaat Kala Socotaa Hadal Heynta Ugu Badan Isbuucaan Magaalada Muqdisho?

Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Ahmed Oo U Khudbeynayo Dadka Reer Xamarweyne
iftineducation.com –  Ayadoo magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya kadhacaan arimo anfariir iyo layaab kudisho shacabka aya isbuucaan kadhacay waxaayabo kaduwan kuwii hore waxaana arinkaasi sababay in kulamo iyo hadal heynta ugu badan nooqoto magaalada mqudisho.

Arintaan hadal heynta dhalisey aya timid kadib marki madaxweynaha Dowlada Soomaaliya ujeediye Qudbad qshacabka degmada facaweyn ee xamarweyne kasoo usheegay In kashaqeyaan amaanka iyo hormarka waxaana oo kudaray hadal xasaasiyad dhalisey kazoo noqotay hadal heynta Isbuucaan oo ah REE XAMARWEYNOW MA QORAXDA SIDAAN NIYEESHAY MISE WAX KALE AYAA JIRA hadalkaan aya noqday midka ugu hadal heynta badan magalaada muqdisho waxaana oo gaaray in beelaha DAga degmada xamarweyne kayeshaan kulamo gooni gooni ah.

Dadka ree xamarweyne ayaa qaarkood sheegaya in goobta isugu imadeyn lama goodle reeraha ugu magaacabaan dadka kasoo jeeda degmada xamarweyne waxaana ay shegeen in dadkii Gibil cadka kuyaradeen guud ahaan dalka ayagoo dhibaato kazoo gaartay waxyeelada dalka dhex maquuranaayo.

Ugu danbeyntii hadal heyntaan aya noqotay mid inta badan looga shekeyso goobaha la isugu imaado ayagoo ka kale bixinaayo fikiro kale.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com