Uncategorized

Man United Oo Ka Samri Weysan Sami Khedira

iftineducation.com – Wargeyska Daily Mail ayaa laga soo xiganaya in kooxda Man United aysan weli iloobin laacibka qadka dhexe kubada uga qaabeeya Real Madridsami khedira , iyadoo ay xaqiijiyeen in xagaagaan marka uu dhamaado codsi rasmi ah u dirayaan.

Maamulka United ayaa intaa ku daraya in ay wax waliba oo kaga baxaya laacibkaasi ay diyaar la yihiin .
United waxa ay tilmaamayaan in boos joogta ah ay u helayaan laacibkaasi oo haatan u muuqda in boos rasmi ah haysan .

___________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com