Uncategorized

Lamaane Daqiiqado isku Waayay.

iftineducation.com – Lamanayaal In Muda Ah Is jeclaa oo isla nolaa ayaa waxaa soo kala dhax galay sidaxeeya mar walba taagan hadii aan la iska qabana murugo iyo dhibaato laga dhaxlaaya lamanaya shaan ayaa in muda badan ku wada nolaa Boqor Toyada dalka Ingiriiska Gabadha xaaska ah ayaa waxay sooba is taagtay habeena kuma rabo maalina kumo rabo ee i fur lakin say geeda ama nin keeda ayaa arin kaas waxuu ka dal baday in dib ay u dhigto waayo waxay aheyd xili Maqrib ay tahay furidana mid lama filaan ah ayuu ku ahaa ninka lakin gabadha ayaa kuleetiga ka qabatay nin keeda kuna dhahday i fur ama waan is dilayaa gacan mindi ayey ku wadatay gacana kuleetiga ayey kaga heesa.
Muda badan is jiid jiid marka ay ku jireen ayuu ninka waxuu go’aan ku gaaray in uu iska furo walow aysan waxba u sheegin waxa ay ku doneysa furitaanka ay u dalbaneyso lakin sida muuqato ayaa waxay tahay in miseer uu salka ku haayay waa uu furay kadibna guriga waa uu ka sootagay isla xiligaas oo ay tahay habeen gaari uu lahaa ayuu soo qaaday waa uu xanaaqsanaa muuq badan iyo xanaaqa badan haaya dar teeda waxay sababtay in uu galo shir gaari ah hal kaas ayuu gu waayay nafsa diisa qaliga.
Lakin Inta uusan gabadha xaas kiisa ah ee furi taanka qasabka ah ka dalbatay nin keeda uusan dhacin ka hore ayuu ninka waxuu ku dhahay malinka alle uu dad walba xisaabinaayo qof walbana camal kiisa laxisaabi naayo oo rabi lahor taagan yahay ayaan kula xisaab tami donaa ee wan ku furayaa ayuu ku dhahay sidex ayuu ku furay wax walba hadhacee ninkii hal kaas ayuu ku geeri yooday gabadhiina hada waa ay dhalaaneysaa yaasa qaldan ama saxsan? (Aden yo)

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com