Uncategorized

Kareena Kapoor : Dookheyga Waa Salman Khan

salmaan khan iyo kareena kapoor
iftineducation.com – Kareena Kapoor Aktarada 31 sano jirka ah ee dhawaan la filaayo in ay la aqalgasho ayaa waxay sheegtay ninka ay kala bixi lehed reer Khan oo la filayo inay u dhaxdo.
Mar ay wareysi bixinaysay su,aal la waydiiyay oo ahed Jilaga ay kala bixi lehed reer Khan ayaa waxay sheegtay in dookh ahaan xaga jilada Filimada uu yahay Salman Khan xitaa marka ay u barbar dhigtay Seygeeda musqtabalka Saif Ali Khan.
“Salman Khan waa dookheyga waa macaankayga waa ninka kaliya ee aan is leeyahay waxbu ka yaqaanaa jilidda Filimada ayay warkeeda kusoo koobtay Kareena.
Gabdhaha Boolywoodka ayaa intooda badan waxay xiiseeyaan Salman Khan oo inbadan ku jira Boolywoodka tani waxay ka dhigaysa Jilaaga in uu leeyahay dad farabadan oo ka hela jilidiisa Filimada.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com