Uncategorized

Kareena Iyo Saif Ali Khan Oo Is Guursanaya 14-ka Bisha Febraayo.

Kareena Iyo Saif Ali Khan

iftineducation.com – Guur ay si weyn ay u sugayaan bahda Bollywood-ka iyo dadka sida weyn u taageera labada actor ee reer hindi ee jaceylkeedu soo jiitamayay Saif Ali Khan Iyo Kareena Kapoor waxaa ay si wada jir ah shaaca uga qaadee in guurkooda uu dhacayo bilaawga bisha February .

Balse Kareena ayaa ku beegatay guurkeeda 14-ka February oo ah maalinta jaceylka aduunka , waxa ayna shegtay in ay dooneyso in guurkeedu ahaado mid ku beegan taariikhadas oo dadka dhan u xusayaan jaceylkooda.
Waxa ayna labada lamaane dhawaan dhameyeen filim cusub oo ay jilyaan oo la yiraahdo Agent Vinod, waxa ayna labadooda haatan diraanayaan qorshayaasha arooskooda.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com