Uncategorized

Jennifer Lopez iyo Sanjay Dutt oo heeso wada qaadaya

Jenifer Lopez iyo Sanjey Dutt
iftineducation.com – Heesayada caanka ah ee jirka qurxoon u dhalatay Dalka Mareykanka ee Jennifer Lopez ayaa shaacisay in bisha dambe ay u safri doonto dalka India si ay ciyaaro ugu hees ugu furto iyada iyo laba jilaa oo caank a ah dalka India.

Jennifer Lopez ayaa lagu wadaa bisha dambe ee March in ay hees ku furto ciyaaraha lagu magacaba Sports Complex in Andheri magaalada Mambia ee dalkaasi India iyadoo ay wehliyaan labada Jilaa ee caanka ah Sanjay Dutt and Raj Kundra waxeyna soo bandhigi doonaan heeso aad u macan iyadoo fananada ay ku soo beegantahay dalka India 6 da March waxayna ku soo degi doontaa Hotelka five star hotel.
Jennifer ayaa ah Fanaanad aad ah waxey si weyn ugu soo shaac baxday Albumkeeda ahaa Love’waxaan horey u yimid dalka India dad caan ah oo ay ka mid yihiin Pitbull, Akon, Tom Cruise iyo Oprah Winfrey.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com