Uncategorized

Haweeneey Si Layaab leh Udishay Ninkeeda. (Daawo Video-ga)

Haweeneey Si Layaab leh Udishay Ninkeeda.
 iftineducation.com – Weligaa ma aragtay nin naagtiisii ay dhulka ku jiiday?.
Horaan waxaan u maqli jiray weligaa naag kaa xoog badan ha isku daandaansan amaba ha iusku guursan ama haba la socon, weliba hadaad dumarka jeceshahay inaad garaacdo facaa raadso ama wixii la mid ah. 
Anigoo kasoo horjeed dilka ama garaaca dumarka ayaa waxaan idin leeyahay ila daawada Muuqaalkan oo kusaabsan Nin haweenaydiisii ay ka xoog badisay oo ay banaanka ku ceebaysay.
Hadaadan jeclayn muuqaalada kusaabsan dilka ama dagaalka ha daawan kan. Cay badan ayaa ku jirta, Laakiin u hal mar ila fiiri.

Daawo Video

_________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com