Uncategorized

Hargeysa:Haweeney Ninkeeda Dacweysay Ka Dib Markii Uu Ka Caagay Qubeyska.

iftineducation.com – Haweeney Somaliyed oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa dacwad ku oogtay seygeeda ka dib markii uu ka diiday in uu qubeysto .

Xaaskaan ayaa sheegtay in ninkeeda uu ku andacooday in biyaha xasaasiyad uu ku qabo .
Taqtar ay u geysayna waxa uu u xaqiijiyay in xasaasiyada jirto laakiin aysan aheyn mid qubeyska uu wax u dhimayo.
Ninkasi oo maxkamada la soo taagay ayaa sheegay in uusan qubeyka ka helin iyadoo maxkamadana go`aamisay maadaama haweeneydaan diidan tahay in inta xaaladaan uu ku jiro la noolaato in uu iska furo ama uu ogalaado qubeyska.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com